Dowladda Soomaaliya oo Amarro cusub dul dhigtay Imaamyada Masaajida iyo Shacabka (Akhriso)

Wasaaradda awqaafta iyo arrimaha diinta xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay ammaro cusub oo la dul dhigay imaamyada masaajida, culimada iyo shacabka Soomaaliyeed . Qoraalka kasoo baxay wasaaradda owqaafta iyo arrimaha diinta ayaa looga digay imaamyada, masaajida, khadiibyda, culimada iyo shacabka Soomaaliyeed in wax macaamil nuuc kasta uu ahaado la sameeyaan kooxda Al Shabaab. Wasaaradda … Continue reading Dowladda Soomaaliya oo Amarro cusub dul dhigtay Imaamyada Masaajida iyo Shacabka (Akhriso)